House of Elders Extends the Tem of office of the House of
Representatives for the Third Time
The twice extended term of office of the House of
Representatives was due to expire on 25 May 2005, but it was announced by the Somaliland
National Electoral Commission (SNEC) in early May that the election of the
House will not be held until 15 September 2005. Using Article 42(3) of
the Constitution again, the House of Elders resolved on 28 May 2005 that the
term of office of the Representatives will be extended further until 15 October
2005 (i.e an
additional 143 days). (As it
turned out, the SNEC later postponed the date of the election to 29 September
2005).
__________________________________________
Summary of the
House Resolution in Somali
Kordhin Mudada Xilka Golaha Wakiilada:
28/05/05
Golaha Wakiilada oo ay mudadoodu ka ekayd 25/5/05, ayuu Madaxweynuhu u soo gudbiyey Golaha Guurtida warqada Lamb. JSL/SHQ/081-1297/05/205, ee 5/5/05, Taasi oo ku
saabsanayd in muddo korodhsiimo loo sameeyo Golaha Wakiilada, iyadoo waqtiga loo cayimay
doorashada golaha wakiilada laga dhigay 15/9/05.
Haddaba, Goluhu isaga oo ka tilmaam
qaadanaya Qod. 42-aad, faqradiisa
3-aad ee dastuurka, isla markaana eegay
isla qodobkaasi faqradiisa 2-aad, wuxuu go’aamiyey in korodhsiimada xilka Golaha Wakiiladu
noqoto laga bilaabo 26/5/05 ilaa 15/10/05.
Sidaa darteedna, mudada korodhsiimo ee Golaha Wakiiladu waxay noqonaysaa muddo dhan Boqol
Afartan iyo Saddex-maalmood (143).
Mudadani korodhsiimo ee Golaha Wakiiladu
waxya noqonaysaa muddo u korodhay Golaha Guurtida, sida ku cad go’aankii
golaha wakiilada ee Lambar. GW/KF-19/245/203 ee 29/3/2003, una dhignaa “In mudada xilka golaha Guurtida
mar kastaba hal sano ka dambayso Taariikhda dhamaadka mudada xilka golaha
wakiilada JSL”.